Home > Terms > Somali (SO) > Kala saarida guddniinka fircooniika

Kala saarida guddniinka fircooniika

Gudniinka fircoonika waxa uu ka kooban yahay dhowr nidaam sida qayb ahaan ama gabi ahaan uu dibada uu soo saarida xubinta taranka ama wax yeeleenta xubinta taranka ee durmarka ooo ahayn sababoo caafimad. WHO ayaa ku kala sartay guddniinka fiirconiiga afar nooc1:nooca ama gabi ahaan saarida kintirka iyo haragga (haragga kintirka). Nooca 2:Qaybta ama gabi ahaan ka saarida kintirka iyo Fururaha hor qaba ama aan qabin ee jeexida fururaha hore.(jeexista) Nooca3:ciirirka siilka abuurida ku daboolan iyo jariida faruraha hore ee siilka ama jariida fururah ee siilka qaba ama aan qabin jeerida ee kintirka.(qodobada) Nooca afaraad:dhammaan nidaamka khatar ah ee gudniinka fircoonika ee aan ahayn sabaabo caafimaad,tusaale gubidda,mudista xoqida iyo guddniinka dumarka.

0
Collect to Blossary

Member comments

You have to log in to post to discussions.

Terms in the News

Featured Terms

Omar omargarane
  • 0

    Terms

  • 0

    Blossaries

  • 0

    Followers

Industry/Domain: Environment Category: Pollution

Saliid daadasho

Saliid dhacid waa qaabka ee wasakhynta taas oo loola jeeda si shil ahsii deynta durerah ee batroolka ee ku daadatay deegaanka uu sababay bani'adamka. ...

Contributor

Featured blossaries

The Hunger Games

Category: Entertainment   2 19 Terms

Category:    1 0 Terms